Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay Shir heerkiisu sareeyo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayey Arrimaha bani’aadannimo ee dalka. Mudane Saalax ayaa uga mahadceliyey hay’adaha caalamiga ah taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo intaas ku daray in goobaha u baahan in deg-deg lagu gaarsiiyo gargaar ay ugu horreeyaan deegaannadii dhowaan … Continue reading Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay Shir heerkiisu sareeyo (Sawirro)